Ku soo dhawoow Somali Hilfe Connect
 

Mac-mil Safarkaga aynu qayb ka noqonno, Kuuna fududayno Ticket qiimo jaban

Buundada isku xirta dadka, luqadaha iyo adeegyada.
 

Waxaan kaa caawin karna´ :
 

  • Iibsashada & beddelka tigidhada
    Duulimaadyada gudaha & caalamiga ah, oo qiimo jaban.

 

  • Sharraxaada waraaqaha rasmiga ah
    Waxaan kuu fasiraynaa waraaqaha dowladda si fudud oo Somali ah.
  • Ka caawinta qorista Emails 
    Waxaan kuu diyaarinaynaa emayllada si xirfadaysan – rasmi ama shaqsiyeed.
     
  • Ka caawinta buuxinta foomamka iyo codsiyada
    Sida Visaha, kaararka caafimaadka, adeegyada Jobcenter/ Agentur für Arbeit iwm.
  • Ballansashada booqashooyinka muhiimka ah
    Sida: dhakhtar, xafiiska socdaalka, xarumaha dowladda.

 

Faham waa furaha is-aaminaadda. Is-aaminaadna waa furaha wada noolaanshaha.

Adeeg Hufnaan leh

oo ku farxad galiya

Wixii faah-faahin gooni´ ah,

fadlan inala soo xiriir.

Dieses Feld ist obligatorisch

Dieses Feld ist obligatorisch

Die E-Mail-Adresse ist ungültig

Dieses Feld ist obligatorisch

Waxaan oggolahay in xogtan la keydiyo lana farsameeyo ujeedada la xiriirta. Waxaan sidoo kale ogahay in aan oggolaanshahayga mar kasta kala noqon karo.**

Dieses Feld ist obligatorisch

* Kennzeichnet erforderliche Felder
Bei der Übermittlung Ihrer Nachricht ist ein Fehler aufgetreten. Bitte versuchen Sie es erneut.
Mahad sanid.

Wir benötigen Ihre Zustimmung zum Laden der Übersetzungen

Wir nutzen einen Drittanbieter-Service, um den Inhalt der Website zu übersetzen, der möglicherweise Daten über Ihre Aktivitäten sammelt. Bitte überprüfen Sie die Details in der Datenschutzerklärung und akzeptieren Sie den Dienst, um die Übersetzungen zu sehen.